Project-ga markii aad computer-kaaga ku shubatid fadlan sameeyso branch kale si aad waxyaabaha project-ga aad ka badashay aad u geeysid branch-gaaga waa inuu saan noqdaa [yourname-porjectName] command-gaan isticmaal si aad u sameeysid branch
git branch [yourname-porjectName]
git checkout yourname-porjectName
Pull Requests
Request-ga aad soo diraysid fadlan soo raaci description dheeraad ah oo ku saabsan waxa aad soo badashay ama waxa aad kusoo dartay project-ga sidoo kale files-ka aad wax ka badashay
[!NOTE] 🔰
MERGING LAGUMA SAMEEYN DOONO, PULL REQUEST AAN RAACSANEEYN DESCRIPTION DHEERAAD AMA SAWIRO DHEERAD AH OO KU SAABSAN WAXA AAD SOO QABATAY.
COMMITTING AND PUSHING
Markaad files-ka aad wax ka badashid oo aad commit soo dhahdid message-ka commit waa inuu ahaadaa mid qeexaan ama cad oo cadeenaya waxa aad so qabatay ama waxa aad soo badashay ama waxa aad kusoo dartay.
e.g
git commit -m "added the profile screen and also removed unwanted code from the main page"
Let's code 💁♂️