Project-gaan magaciisa waxaa ladhahaa job finder wuxuu noqonayaa meel laga raadin karo shaqooyin-ka banaan ama shirkadda ay soo post-greeysay, kaliya intaas ayaa loogu tala-galay. project-gaan waxaa ka qeeyb qaadan karo qof walba oo doonaya inuu aqoontiisa iyo xirfadiisa kor uqaado. waxaana ku dhisi doonaa front-end waxaan adeegsan donna Flutter sidoo kale backend waxaan adeegsan donna express database ahaan waxaan adeegsan doonaa Mysql v2
🔰 step 1
fork or clone the repo
git clone https://github.com/ENG-CJ/Job-Finder-App.git
kadib tag folder-ka kadibna waxaa sameeysataa branch local ah oo ka baxsan master branch,
🔰 step 2
git branch <branch_name>
🔰 step 3
si aad ugu soo badalato master kadibna local branch aad u isticmaashid isticmaal
git checkout <branch_name>
Si aad ula soo dagtid ama ula socotid, update-ka ku dhacayo project-ga waxaa isticmaashaa
🔰 Step 1
git remote add upstream https://github.com/ENG-CJ/Job-Finder-App.git
🔰 Step 2
inuu kugu xeray main branch hubi si aad u hubisid isticmaal
git remote -v
🔰 Step 3
si aad u uhubisid update inuu jiro isticmaal
+ git fetch upstream master
- git fetch master
- git fetch origin
🔰 Step 4
si aad u usoo dagsatid (latest update)
git fetch upstream master
git merge upstream master
// or one step
+ git pull upstream master
project-ga marka hore fork ku dhaho repository then clone dheh oo computer-kaaga ku shubo intaas kadib, si aad configuring ugu sameeysid server-ka tilmaamahaan raac
- folder-ka ay ku qorantahy server adigoo isticamalayo terminal-ka kadibna qor command-gaan cd server
- kadib soo dagso dhamaan tools-ka uu watay server-ka adigoo isticamalayo command-gaan npm install
- Kadibna server-ka tijaabi inuu shaqeenayo iyo in kale adigoo isticamalayo command-gaan npm start intaa kadib waxaa tagtaa browser-kaaga kadib raadi url-kaan http://localhost:8300/ kadibna waxaa kuuso bixi message-kaan haddi server-ka uu shaqeenao
{ message : "Server is cooking 😋"}
database qeeybta mysql si aad u configuring ugu sameeysid raact tilmaamahaan
- folder-ka database waxaa ku qoran db data file-kaaas qaad
- kadibna waxaa tagtaa phpmyadmin kadibna waxaa abuurtaa database loo yaqaano jobfinderdb
- markii aad abuurtid waxaa tagtaa tab-ka import ay ku qorantahay kadibna soo qaado file-kii database kadibna save dheh
[!NOTE] 🔰
Hadii aysan wax database ah kurjirin folder-ka waa abuuri kartaa adigoo raacayo (design-ka database ee kujira isla folder-ka db_data) sido kale database-ka magaiica waa inuu ahaadaa jobfinderdb intaa kadib datbaase export dheh kadibna soo raaci files-ka aad commit soo dhihi doontid
sidaas waxaa ku sameeysay backend-gii aan u imaano flutter-ka qeeybta front-end, si aad configuring ugu sameeysid raac tilmaamahaan
- qeeybta flutter waxaa eegtaa file-ka loo yaqaano pubspec.yml kadibna haddi wax error kugu yimaadan isticmaal command-gaan adigoo isticmaalayo terminal-ka flutter pub get intaas ayuu kaaga baahanyhy
[!NOTE] 🔰
fadlan folders-ka sida ay yihiin u isticmaal waxba haka badalin, sidaas ayaan strcuture-ka kasoo dhignay marka sidaas u isticmaal
haddii aad project-kaan ka shaqeenaysid waxaa shardi ah inaad raaacdo naming conventions waxyaabaha ladhaho oo ah sida aad magac ugu bixin laheeyd [ variables-ka, functions-ka, classes-ka iyo wixi soo raaca], oo ah xeer kajira programming-ka.
marka si code-kaaga loo fahmo, loona taxliiliyo fadlan raac naming convention rules haddii aad variable sameenaysid ama function raac naming convention-ka loo yaqaano camalCase tusaale waxaan rabaa inaan sameeyo function soo dabacaayo magac
void getName(String? name){
print("your name is ${name?? "No name"}!");
}
sidaas qof walba wuu fahmi karaa code-kana wuu qurxananayaa lkn haddi sidaan aad isticmaashid kwrn
void gtname(){
//🤨🙄🤷♂️
}
in la fahmo way adkaanaysaa code-kana clean ma noqonaayo, marka code-kaaga si loo aqriyo loona fahmo, raac naming convention rules
classes-ka isticmaal : PascalCase
Functions-ka iyo variables-ka isticmaal: camalCase
constants-ka isticmaal: CAPITAL_CASES -> MY_CONSTANT
si aad project-gaan ugu qaadatid xirfadadadan aad tijaabisid fadlan
aqri file-ka contributing gudilines oo ay ku qoranyhy wax yaroo hagis ah
CONTRIBUTION GUIDLINES
Waxaan Isticmaali donna tools-kaan soo socda si aan u dhisno project-gaan
✅ Node/eXpress : For Backend services
✅ Mysql2 : For Database services
✅ Flutter : For FRONTEND services
✅ Provider : For App State management
✅ dioClient Pacakge : For API Linkage Services
✅ Hive Pacakge : For Local DB Services
AND MUCH MORE....
lib:
├───config
├───consts
├───data
├───mixins
├───modals
│ ├───Errors
│ ├───jobs
│ ├───Profile
│ └───users
├───providers
│ ├───jobs
│ ├───Network
│ └───users
├───services
│ ├───api
│ └───local
├───util
│ └───helpers
└───views
├───components
├───dashboard
│ └───screens
├───pages
│ └───registrations
└───Widgets
Project-gaan waa free contribution qof walbana wuu u ufuranyhy, kaliya aqoonteena iyo xirafadeena ayaan kor uqaadanynaa. sidoo kalane programming-ka waa ku celcelin iyo inaad practical badan sameeyso iyo inaad project badan dhistid si ay wixii kugu cadaadan.
si aad programming-ka wax ugu soo saartid ama aad ku fiicnaatid waa inaad projects badan oo problem xalinaayo aad dhistid, inaad kasoo baxdid confortzone-ka ama waxyaabaha yaryar ee aad ku laa-laabanysid isku day wax weeyn oo adigana aad la yaabtid inaad dhistid. ku dadaal kuna faraxsanoow wax aad qabanysid haddi aadan ku faraxsaneeyn wax aad qabantsid guul inaad gaarto way adkaanaysaa.
Click here to download or install the latest version for this application